Dastuurrada Federaalka
Hoos waxaad ka heli kartaa dastuurradii uu dalku soo maray, iyadoo lagu soo gabagabeeyay dastuurka ku-meel-gaarka ah ee 2012.
| Sannad | Ciwaan | Ficillo |
|---|---|---|
| 2012 | Dastuurka KMG Soomaaliya | |
| 2004 | Axdiga Ku-meel gaarka ah ee JFS | |
| 2000 | Axdiga Qaranka ee Ku-meel gaarka ah | |
| 1990 | Dastuurka Soomaaliya | |
| 1979 | Dastuurka Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga Soomaaliya | |
| 1960 | Dastuurka Soomaaliya Taliyaani iyo English | |
| 1960 | Dastuurka J. Soomaaliya -Carabi |