النشرات الرسمية
The official publications of the Federal Republic of Somalia: legislation, resolutions, and government bulletins.
السنة 10
Muqdisho
مارس 2023
LR. 1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadwaynaha
Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadwaynaha ee soo baxay مارس 2023
Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadwaynaha ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 009 ee soo baxay مارس 2023 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda مارس 2023.
المؤسسة
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta
Date Issued
20 مارس 2023
Date Published
31 مارس 2023